Alle haw naxa riistee wuxuu daad qaaday Duqii Dagmada
Xariirad Abokor Xasan guuleed
Oo ay wada socdeen wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland
oo ka yimaadeen magaalada
Boorama kuwaasoo ku sii jeeday Degmada Xariirad
gaadhigay la socdeen labada masuul oo ay wehelinayeeen Askariga iyo Darawalak iyo xiliga uu daadku qaaday
Waxay marayeen meel u dhaxaysa magaalada qulu jeed iyo Boon
Sida la inoogu soo waramay Magaaladaasi saylac
Dadka ku teedsan degaankaa ayaa gurmad u galay sidii loo soo
samato bixin lahaa masuuliyiinta uu daadku qaaday Waxaana la soo bad baadiyay
Wasiirkii Dhalinyarada Ciyaraha C/Risaaq Waabari Rooble Darawalkii iyo Askarigiib
Hasa yeeshee mawjadahaa dhuftay Duqii Xariirad Marxuum
Abokor Xasan Guuleed Kaasoo ay mayd kiisa soo heleen dad kii u soo gurmaday
Marxuumka iyo xubnihii wehelinayay ayaa loo soo qaaday degmada dhinaca Xariirad
halkaas oo ay marka horeba ku sii socdeen.
Subscribe by Email
Follow Updates Articles from This Blog via Email
No Comments