Wednesday, May 24, 2017

thumbnail

Akhriso magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Boosaaso + Sawirro


Shalay Waxaa Magaalada Boosaaso ka dhacay qarax aad u weyn kaasoo geystay Khasaaro isugu jiro naf iyo maal, waxaana mas’uuliyadda Qaraxaas sheegtay ururka Khilaafada Daacish.

Haddaba Kooxdaas ayaa waxay soo bandhigtay sawirka, magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo ninkii fuliyey qaraxaas xoogga badan ee ahaa naftii haligo.
Daacish ayaa ku sheegtay magaca ninkii is qarxiyey Abuu Qudaama kaasoo ay ka dhawaajisay inuu kasoo jeedo Beesha Mareexaan.
Magaca Abuu Qudaama ayaa wuxuu kamid yahay magacyada ay isugu yeeraan kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalamo daafaha kala duwan ee adduunka, ilaa haddana Daacish si rasmi ah uguma dhawaaqin magaca ninka iska qarxiyey, Waxayna kaliya kusoo koobtay Abuu Qudaama.
Haddaba halkaan hoose ka daawo sawirada ninka is qarxiyey




Subscribe by Email

Follow Updates Articles from This Blog via Email

No Comments

About

Blog Archive

Powered by Blogger.

Formulir Kontak

Name

Email *

Message *