Safiiro iyo Diplomaasiyiin ayaa ka digay qatarta kasoo socota qorshaha Trukiga ee saldhig Militry uga dhisanayo Soomaaliya waxana ay shaaca ka qaadeen in
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Xildhibaanada ka tirsan baarlamaanka ee sida ba’an uga soo horjeeda dowlada Federaalka ah
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay shalay qab qabteen lix nin oo lagu tuhunsan yahay in ay xidhiidh la leeyihiin ururka Al-Shabaab iyo kooxda Daacish.
Wararka naga soo gaadhaya degmada Hodan waxa ay sheegayaan in
goordhow kooxo hubeysan ay ku dishay Haweeney lagu Magacaabi jiray Xaliimo
Cilmi Yuusuf oo ku sugneyd goobteeda ganacsi.
Caasimadda ayaa heshay xog ku saabsan in 30 Haweyn oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay isku diyaarinayaan inay isku qarxiyaan afar Magaalo oo waaweyn oo ka tirsan dalka Soomaaliya.
War hadda nasoo gadhay ayaa shegaya in Xabsiga laga sii daayay Weriye C/malik Muuse Coldoon oo Mudooyinkan ku xidhnaa Xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley sodon dhalinyaro ah oo dhawaan ku guulaystay imtixaan ay ku
Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku amray inay wadahadal la gasho ururka Al-Shabaab oo dhibaato ba’an ku hayo shacabka Soomaaliyeed oo sidoo kalana dhibaato ku weyn ku ah shaqada Dowladda.
Wakaaladda wararka ee Acmaaq oo ay leeyihiin Kooxda ISIS ayaa sheegtay in mid ka mid ah ciidamadooda uu fuliyay weerarkii xalay ka dhacay magaalada Bosaso.
Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho oo ka tagay dhawaan markaas oo uu ka qeyb galay doorashadii ka dhacay Soomaaliya.
Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelatay maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee ay
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia kusoo kordhaaya Wasiirada iyo Xildhibaanada ka tirsan DFS ee aan heysan gaadiidka xabada celsha ee munaasibka ku ah.
Waa qormo aan ku qaadaa dhigayno waxa ka qabsoomay 100-kii maalin ee uu xafiiska fadhiyey madaxweyne Farmaajo. Sidaan ka war qabno madaxdu marka ay xilka raadinayso waxay sameeyaan balan qaadyo faro badan oo qaarkoodna ay ku darsadaan qorshayaasha mustaqbalka qaran iyo kuwo ay deg-deg u fuliyaan, halka qaarna ay ka tahay kaliya in codad ku kasbadaan.
Pili Xuseen waxay doonaysay in ay lacag ka samayso nooca macdanta ee Tanzanite ee dhifka iyo naadirka ah. Waxaa la sheegayaa in helitaankeeda ay kun jeer ka dhib badan tahay macdanta kale.
Ku dhawaad Boqol Xildhibaan ayaa dhawaan Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya uga dhawaaqay madal cusub oo ay ugu magac dareyn HORUSOCOD, waxaana madax looga dhigay Cabdirashiid xidig oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Liyuu Boolis ay afduub u geysteen dumar ka tirsan dadka deegaanka Gobalka Galgaduud.
Iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay si weyn u soo baxayeen warar sheegayay Safiiro dowladda Soomaaliya u magacaabi laheyd dalal dhowr ah, ayaa qaarkood la sheegay in loo hakiyay maqnaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya.
Faddeexado salka ku
hayaey is-muquunin iyo awood kala riixasho horleh, ayaa ka dhex-qarxay laba
garab oo ka wada tirsan Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kuwasoo ay kala
hoggaaminayaan Wasiirka
Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa si rasmi ah u billawday dhagaysiga dacwado dhawr ah oo laga soo gudbiyay qaabka ay Muslimiintu isu furaan ee dalaaqa loo yaqaanno.
Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa meel ka dhac iyo arin fool xun ku tilmaamay in Xukuumaddu Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali ka hor istaagto inuu gargaar gaadhsiiyo dadka degan deegaanka Caynaba.
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Qarax galabnimadii shalay ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan ka soo horjeedka Shaneemo Soomaali, halkaasi oo ay ku tiilay Maqaaxi lagu magacaabo Italian Coffee.
Warark aan ka heleyno Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llhi Farmaajo uu ku jahwareersan yahay Siyaasada qaar kamid ah qabiilada Soomaaliyeed.
Afhayeenka Ciidamada AMISOM Joe Kibet ayaa ka hadlay amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed, kaasoo ahaa in gaadiidka AMISOM aanay
Waxaa daqiiqo ka hor xafiiska Hanti dhowrahii xilka laga qaaday Nuur Faarax JImcaale ka dhacday xil wareejin uu isaga ka maqnaa kadib markii uu diiday inuu imaado.
Warar aan helayno ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya xafiiska shabakada Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada
Sideetan iyo laba ka mid ah gabdhihii iskuulayda ahaa ee sanadkii 2014 laga afduubtay magaalada Chibok, ayaa waxaa soo daayay ururka Boko Xaraam, waxaana hadda gacanta ku
Warbaahinta Mareykanka ayaa aad u hadal haya Askarigii ka tirsanaa Ciidamada Mareykanka ee lagu dilay howlgalka ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Senatarada xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa shaki ka muujiyay ansixinta barnaamijka lagu bedelayo kan daryeelka caafimaadka ee Obamacare, kaasoo ay shalay
Kuuriyada Waqooyi ayaa Waddamada Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ku eedaysay in dad u shaqeeya ay maleegayaan shirqool ay ku dilaan hoggaamiyahooda Kim Jong-un.
Laba iyo toban hablood (12) oo reer Somaliland ah oo toddobaadkan laga soo qabtay dugsi boodhin ah oo ku yaala magaalada Hargeysa, ayaa shalay dalka laga dhoofiyay, iyagoo
Waxaa weli isa soo taraaya xogaha laga helaayo kiiska dilka Wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska dowladda Somalia Cabaas Siraaji oo ka dhacay afafka hore ee Villa Somalia.
Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa goordhow iridka Villa Somalia lagu toogtay Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib udhiska DFS Cabaas C/laahi Shiikh Siraaji.
Madaxweyne ummadan danteeda ayaa ku jirta in musuq-maasuqa lala dagaalamo iyo in la ilaaliyo hantida ummadda goor kasta, lakiin intan aad maanta tidhi ayuun bay ahayd in aad tidhaahdo
Wasiirkii Wasaaradda howlaha guud ee xukuumadda Kheyre ayaa geeriyooday markii ay rasaas ku fureyn ciidamada Dowladda, gaar ahaan kuwa ka tirsan ilaalada Hanti dhawraha qaranka.
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa howlgal ay ciidamada dowlada ka sameeyen gudaha Xarunta Villa Somalia oo la sheegay inay ka dhex shaqeeyan xubno ka tirsan Al-shabaab.
Shacabka Soomaaliyeed waxaa ay ka sugayeen xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad shaqo ka badan inta ay hadda qabteen iyo in uu noqdo mid ka tayo badan baarlamaankii 9aad oo ahaa mid tacbaan ah
Iyadoo dhawaanahaani DFS iyo Maamul Goboleedyada dalka ay siyaabo kala duwan uga hadleen Koox diimeedka cusub ee Al-saadicuuna bil xaq, ayaa waxaa iminka Kooxdasi ka hadlay Gobolada Dhexe ee Ahlusuna.
War goordhow naga soo gaaray Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi laga maqlaayo Rasaas culus oo ay is weydaarsanayaan Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyada Al-shabaab.