Saturday, April 22, 2017

thumbnail

WAR CULUS :- DOWLADA KENYA OO SHAACISAY IN AY DISHAY CIIDAMO KA TIRSAN KOOXDA ALSHABAAB OO KOR U DHAAFAYA…. HALKAN KAGA

Cidammada milateriga Kenya ayaa sheegay inay koonfurta Soomaliya ku dileen in kabadan 50 ka tirsan kooxda Alshabaab.
Waxay sheegen inay gacanta ku dhigeen hub iyo
rasaas oo ay sidoo kalena burburiyeen saldhigoodii ku yaalay degaanka Badhaadhe ee Jubada Hoose. Ilaa iyo haddana wax war ah kama soo bixin kooxda Alshabaab
Kumanaan ka tirsan ciidamada Kenya ayaa qayb ka ah howlgalka Amisom ee Soomaliya.
Badankooduna waxay ku suganyihiin koonfurta Soomaliya oo xuduud baaxad weyn la leh dalka Kenya.
Kooxda Alshabaab ayaa si joogta ah weeraro ku qaada gudaha xadka Kenya, waxayna weeraro lagu hoobtay ku qaadeen xeryaha ciidamada Kenya ku leeyihiin Soomaaliya.



Subscribe by Email

Follow Updates Articles from This Blog via Email

No Comments

About

Blog Archive

Powered by Blogger.

Formulir Kontak

Name

Email *

Message *