Dilka Askarigaani ayaa waxaa fuliyay maleeshiyaad
hubeysan, xilli uu dhax socday bartamaha magaalada, waxaana goobta ka baxsaday maleeshiyaadka.
hubeysan, xilli uu dhax socday bartamaha magaalada, waxaana goobta ka baxsaday maleeshiyaadka.
Askarigaani ayaa dhowr xabo looga dhuftay qeybaha sare ee jirka waxaana la xaqiijiyay inuu ku naf waayay isla goobta.
Dilka kadib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan AMISOM, gaar ahaan Jabuuti oo halkaa ka qaatay meydka Askarigooda, waxa ayna halkaa ku xireen ilaa laba Askari oo looga shakiyay dilka.
Taliska ciidamada AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaan wali ka hadal dilka Askariga waxaana socda baaritaan lagu xaqiijinaayo dilka.
Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay mas’uuliyada dilka Askariga kasoo jeeda dalka Jabuuti.
Subscribe by Email
Follow Updates Articles from This Blog via Email
No Comments