Muqdisho Waxaa maanta is badal lagu sameeyay hogaanka sare ee maamulka Gobolka Banaadir , waxaana lagu dhawaaqay gudoomiye ku xigeenada gobolka iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir
Haddaba caasimadda ayaa idiin soo gudbineysa magacyada , xilalka, iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan xubnaha maanta lagu dhawaaqay
1-Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa loo magacaabay Marwo Muluuka Dheere Sheekh Cabduqaadir Wa Beelaha Cad Cadka “ Reer Xamar”.
2- Guddoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay Mudane Saalax Sheekh Maxamed Waa Hawiye—Murusade
3- Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay Mudane C/llaahi Xaaji Erig Waa Habar Gidir—Sacad.
4- Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali Habar Gidir—Duduble.
5- Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaa loo magacaabay Marwo Subeyda Maxamed Mukhtaar Waa Digil iyo Mirifle—Raxa Weyn.
Subscribe by Email
Follow Updates Articles from This Blog via Email
1 Comments
Sax sax waan gartay
Reply Delete