Ciidamo Tiro Badan Oo Ku Si Qul Qulaaya Koonfutra Gobolka Sool Iyo Xiisan Beelaysan Oo Ka Taagan Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool
Xukuumada Somaliland Ayaa Ciidamii Ugu Tiirada Badnaa Ku Daabulaysa Degaanka Dharkayn Geeyo Iyo Dhumay Oo Ka Tirsan Gobolka Sool Degaanadasi Oo Ay Colaad Xuni Ka Tagnayd Taasi Oo U Dhaxaysay Laba Beelod Oo Walaala Mudo Ku Dhex Dagaalamayey Koonfurta Gobolka Sool Waxaana Degaanada Ay Xiisadu Ka Taagantay Ku Soo Qul Qulaya Ciidamo Aad U Tiiro Badan Kuwas Oo Ku Gaashaman Gaadiidka Tiknikada Iyo Hubka Noocyadiisa Kala Duwan
Ciidamada Ayaa Ku Sii Qul Qulaaya Koonfurta Gobolka Sool Ayaa La Filaya In Ay Qayb Wayn Ka Qaatan Daminta Colada Mudada Dheer Soo Jiitanaysay Ee U Dhaxaysay Labada Beelod Ee Walaalaha Ah Ee Wada Dega Koonfurta Gobolka Sool
Subscribe by Email
Follow Updates Articles from This Blog via Email
No Comments