Monday, April 24, 2017

thumbnail

Sawirro+ Magacyada xubnihi Al-Shabaab ka tirsanaa ee Baydhabo lagu toogtay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay, kuwaas oo la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka
Al-Shabaab.
Xubnaha maanta la toogtay ayaa lagu eedeeyey inay soo abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February 2016 ruxay Magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed.
Haddaba halkaan hoose ka aqriso magacyada xubnihii Al-Shabaab ka tirsanaa ee maanta Magaalada Baydhabo lagu toogtay.
Sharmaad Aawow
Cabdi ladiif Macalin
Ziyaad Xasan Faarax.
Xasan Aden Mursal



Subscribe by Email

Follow Updates Articles from This Blog via Email

No Comments

About

Blog Archive

Powered by Blogger.

Formulir Kontak

Name

Email *

Message *