Shabakadda Caasimadda ayaa heshay Document muujinayo in dowladaha Ingiriiska iyo Mareekanka yihiin kuwa ka dambeeyo qorshaha dhawaan ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo Madaxda Maamul Goboleedyada kaasoo loogu magac daray
Home
/
Archives For
April 2017
Sunday, April 30, 2017
MURASHAXA MADAXWEYNAHA WADDANI OO MAQAAXIDA BARAADA EE BERBERA KALA SHAAHEEYEY BOQOLAAL KA MID AH DADWEYNAHA KU DHAQAN MAGAALADDAASI. [SAWIRRO]
Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI
Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maqaaxida Baraada ee ku taala
badhtamaha magaalada Berbera kala shaaheeyey boqolaal ka mid ah dadweynaha ku
dhaqan magaaladdaasi.
IDAACADDA BBC-DA OO MAGAC CUSUB U BIXISEY SOMALILAND + HALKAN KAGGA BOGGO MAGACAASI.
Idaacadda maqalka ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ee BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay magac cusub oo
“MUXAAFIDNIMADII WELI LAMAAN QABSAN IYO IN AAN WAX AMMAANO AMMA HADALO AMMAAN AH JEEDIYO” JAMAAL CALI XUSEEN.
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah xisbiga talada ee Kulmiye ayaa sheegay in aanu weli la qabsan muxaafidnimada, maadaama oo uu in badan ahaa mucaarid naqdiyi jiray xukuumadda.
Taliye sare oo ka tirsan Al-shabaab & Dagaalyahaano uu watay oo hal goob lagu xasuuqay (Magaca)
War goordhow kasoo baxay Wasaarada Difaaca Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladu ay dishay Horjooge ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo muddo la baadi-goobaayay.
Xasuuqa Kenya iyo Ethiopia oo si rasmi ah loo shaaciyey + DF oo sidii caadada ahayd ka indho xiratay
Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa caado ka dhigtay inay xasuuqaan dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed iyagoo sheegayo inay Al-Shabaab ka difaacanayaan xuduudahooda iyo qeybaha ay Soomaaliya ka sugan yihiin.
Somalia oo shan loo qeybin rabo iyo Ingiriiska oo joojinaya lacagtii uu siin jiray Somailand
Feysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ayaa ka dhawaajiyey waxyaabo halis ah oo uu sheegay in lala damacsan yahay Wadanka Soomaaliya iyo arrin ku saabsan in dowladda Ingiriiska ay dhawaan joojin doonto
Saturday, April 29, 2017
Madaxweynaha Ahlu sunna oo Dowladda Farmaajo kaga digay qorshe aysan jecleysan
Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe ayaa dib ugu laabtay magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, kadib markii uu fashilmay wadahadalkii la doonayay inuu dhexmaro Ahlu sunna iyo Galmudug.
CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND OO XABSIGA U TAXAABAY SARKAAL SARE OO KA TIRSAN XISBIGA WADDANI + QAAR CIIDAMADU JIDH DILEEN.
Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil u
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY KOOX DHAKHAATIIR IMARAATIYIIN AH OO GAR-GAAR CAAFIMAAD KA WADA HARGASYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar caafimaad ka wadaan dhakhaatiir Imaaraadka carabtu u soo diray
Al-Shabaab oo afduubtay gabar dhawaan qurbaha kasoo laabatay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo loo malaynayo inay Al-shabaab ka tirsan yihiin inay afduub ka geysteen gobolkaasi.
Ethiopia oo hal talaabo u soo qaaday u dhawaanshiyaha Farmaajo Laacna u daadinaysa
Dowladda Ethiopia ayaa bilowday markii ugu horeysay qaabab kale oo ay ugu soo dhawaan karto dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Friday, April 28, 2017
Taliyihii Saadka ee Ciidamada xoogga Somalia oo xilka laga xayuubiyay
War goordhow soo baxaya ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Saadka ee Ciidamada xoogga dalka Jen. C/llaahi Macalin Nuur.
Madaxda Puntland oo isku khilaaftay Urur diimeedka Al- Saadicuuna Bil Xaq (Sababta)
Hogaamiye ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Camey, ayaa si kulul uga hadlay kulan gudaha asbuucaani dhexmaray Guddoomiyaha Gobolka Nuugaal iyo xubno ka tirsan urur diimeedka lagu magacaabo Al- Saadicuuna Bil Xaq.
Kheyre oo cadeeyay heerka uu gaarsiisan yahay xiriirka kala dhexeeya Madaxweyne Farmaajo
Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa ka hadlay wada shaqeynta kala dhexeysa Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo.
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaaya Qarax Caawa lala eegtay Xildhibaan ka tirsan dowlada Somaliya
Qarax xoogan ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhow xarunta Degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kaa oo noociisa la sheegay inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso.
Thursday, April 27, 2017
Akhriso: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo war cad kasoo saartay wadahadalka Galmudug iyo Ahlusuna
Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa soo saartay war murtiyeed ku saabsan wada hadalada Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna.
Qarax lagu dilay ciidamo laguna gubay gaari dagaal oo ka dhacay Kismaayo
Qarax aad u culus ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Deegaanka Janaay Cabdalle oo ku dhaw Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Culeyskii ugu weynaa oo Farmaajo ka heysto loolanka Turkiga iyo Imaaraadka iyo go’aan xasaasi ah oo looga baahan yahay
Madaxweynaha Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la doortay sanadkii 2017 08 February, wixii markaas ka bilowdayna wuxuu dhexda ka galay loolan adag oo u dhaxeeyey wadamo isku heysto Soomaaliya ka hor inta uusan xilka la wareegin,
Wednesday, April 26, 2017
Duqeymo caawa ku socda qeybo kamid ah Gobolka Gedo & Horjoogayaal lagu dilay (Warbixin)
Diyaarado dagaal ayaa caawa duqeymo xoogan kawada qeybo kamid ah Gobolka Gedo, gaar ahaan Degaanka War-gaduud.
Sawirro: Puntland oo ugu danbeyntii soo bandhigtay Maleeshiyadii lagu qabtay Haamaha Qaraxyada
Sida aan horay u sheegnay Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo 5 nin oo watay.
Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho & Khasaaro xoogan oo ka dhashay
Ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka ayaa ku dagaalamay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
Dagaalka ayaa ka dhacay Beerta Jaadka ee degmada Hodan ee
Baydhabo: Amar adag oo lagu soo rogay xaasaska horjoogayaasha Al-Shabaab
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray amar ku aadan Xaasaska u dhaxa Horjoogayaasha maleeshiyada Al-shabaab ee deegaanka ku ah Koonfur Galbeed.
Waanwaantii Ahlu Sunna iyo Galmudug oo soo dhamaatay iyo natiijo aan la fileyn oo kasoo baxday
Waxaa maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Muqdisho ka socday Kulamo xaasi ah oo u dhaxeeyey Madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca, waxayna arrintaan waday dowladda Soomaaliya oo dooneysay in la helo Galmudug oo mideysan.
MARAYKANKA OO GUJIS DAGAAL GEEYAY GACANKA KUURIYA + XAALADA OO CAKIRAN.
Gujis dagaal oo uu leeyahay Maraykanka ayaa gaaray biyaha Kuuriyada Koonfureed, ayadoo uu sii kordhayo walaaca laga qabo in Kuuriyada Waqooyi ay markale samayso tijaabo gantaal ama hubka nukliyeerka ah.
BANAAN BAXYO XOOGAN OO LAGAGA SOO HORJEEDO DOWLADA SOMALIYA OO KA DHACAAYA DEEGAANADA MAAMUL GOBOLEEDKA HIRSHABELLE + SABABTA.
Waxaa socda abaabulka banaan baxyo looga soo horjeedo dowlada Federaalka Soomaaliya sidoo kale lagu taageerayo maamul goboleedka Hirshabelle, banaan baxyadan ayaana ka
Khasaare intee la’eg ayaa ka dhashay dagaalka Ciidamada Ethiopia iyo Al-shabaab ku dhexmaray G.Hiiraan
Ciidamada Ethiopia iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Bartoor oo u dhexeeya Magaalada Baladweyne iyo deegaanka Halgan.
Tuesday, April 25, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay kiisaskii ugu badnaa ee dil Toogasho ah & Qisaasta oo socta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maalmo gudahooda ku saxiixay dilalkii ugu badnaa oo wax ka yar Asbuuc ka dhaca magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.
Faahfaahin ku saabsan Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigga Al-Shabaab
Diyaarado dagaal oo aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn culus ka geystay deegaan ka tirsan Gobolka Gedo oo ay saldhig ku leeyihiin Al- Shabaab.
Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Gabre uu eedeynta ugu soo jeediyey Farmaajo?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa siyaasad xir xiran kula dhaqmay dowladda Itoobiya iyo saraakiisha ciidamada ka joogo Soomalaiya.
Haddaba arrintaas ayaa keentay inuu General Gabre eedeyn
Maxaa laga filan karaa kulanka Garoowe uga socda maamulka iyo Ururka Al-Saadicuun Bil-Xaq?
Waxaa goordhow magaalada Garoowe ka furmay kulan u dhexeeya maamulka Puntland iyo mas’uuliyiinta Urur diimeedka Al-Saadicuun Bil-Xaq ee ka howlgala deegaanada Puntland.
Aqriso Ahlu Sunna oo qodobadii ugu yaabka badnaa miiska soo saartay iyo Galmudug oo…
Sida aan idinkula wadaagnay warbixinadii hore, waxaa meel bur bur ah marayo wadahadlkii u dhaxeeyey Ahlu Sunna iyo Galmudug ee ka socdo Magaalada Muqdisho, kadib markii Ahlu Sunna ay miiska soo saartay qodobo aad uga xanaajiyey Galmudug
Monday, April 24, 2017
XUKUUMADDA SOMALILAND OO XABSIGA DHIGTAY TODDOBA XUBNOOD OO KA TIRSAN MAS’UULYIINTA XISBIGA WADDANI.
Xukuumadda KULMIYE ayaa waxaa ay maanta duhurkii ay xabsiga dhigtey Todoba oo dhalinyaro ah isla markaana ka tirsan masuulyiinta xisbiga WADDANI.
Ayman Al-Zawahiri oo soo diray fariin cusub iyo dagaal muddo socon doona oo la iclaamiyay
Cod uu soo duubay Hoggaamiyaha Alqaacida Ayman Al-zawahari oo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxaa dhammaan dagaalyahaanada Al-qaacida loogu baaqay inay beegsadaan Madaxweyne Bashaar Alasad iyo Isbahaysiga Iiraaniyiinta.
Akhriso: Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Gudoomiye ku xigeenada iyo Xoghayaha gobolka Banaadir loo magacaabay
Muqdisho Waxaa maanta is badal lagu sameeyay hogaanka sare ee maamulka Gobolka Banaadir , waxaana lagu dhawaaqay gudoomiye ku xigeenada gobolka iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir
Mooshin ka dhan ah qorshe ay isla wadaan Farmaajo iyo Britain oo loo gudbiyay BF
Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah qorshaha isku dhafka Ciiddanka Qaranka iyo kuwa Maamul Gobaleedyadda.
Mooshinka ayaa la sheegay inay gudbiyeen
Sawirro+ Magacyada xubnihi Al-Shabaab ka tirsanaa ee Baydhabo lagu toogtay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay, kuwaas oo la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka
Gaari Farmaajo la socday oo dad shacab ah ku xasuuqay iridka Villa Somalia
Gaari kamid ah gaadiidkii galbineysay Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa dad shacab ah ku jiiray magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
Gaarigaani ayaa dadka shacabka ah ku
Ethiopia oo shalay xaqiiqsatay qofka dhabta ah ee uu Farmaajo yahay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay u xaqiijiyey dowladda Itoobiya qofka dhabta ah ee uu yahay kadib markii ciidamada Itoobiya shalay loo diiday inay kamid noqdaan Ciidamada Magaalada kusoo dhaweenayey.
Ciidamada Itoobiya ayaa
Sunday, April 23, 2017
Dowladda ka dambeysay inuu Farmaajo dalka geliyo xaalad dagaal oo la ogaaday
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 6-dii April ee sanadkan ku dhawaaqay inay Soomaaliya ku jirto Xaalad dagaal, taasoo ay dad badan uga hadleen siyaabo kala duwan.
Haddaba waxaa soo baxday dowladda ka
Beledweyne oo lagu qabtay Haweeney ilmo yar ka xaday magaalada Muqdisho
Ciidamada Amaanka Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta gacanta ku dhigay Haweeney Canug yar ka xaday Magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa Haweeneydaani
Xog: Mareykanka oo si dadban u dhagraya howlgalka ciidan ee ka socda Somalia
Dowlada Mareykanka ayaa ka caga jiideysa in Somalia ay usoo dirto ciidamo quwad leh oo ku xeel-dheer dagaalka lugta ah.
Taliyaha Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaradda Afrika ee
Farmaajo oo digniin culus u diray Saraakiisha iyo Ciidamada AMISOM ee Muqdisho
Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tacadiyada ay ciidamada AMISOM u geystaan shacabka Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa sheegay in
Maxay ka dhigan tahay diidmada madaxweyne Farmaajo ee shirka Ethiopia?
Dowladda Itoobiya ayaa sanad kasta qabato shir lagu magacaabo High-Level Forum on Security in Africa kaasoo inta badan looga hadlo arrimaha amaanka iyo hormarka qaaradda Africa.
Shirkaas waxaa kasoo qeybgalo madax kala duwan oo
Saturday, April 22, 2017
Farmaajo oo aan ka qeyb galeyn sanadkaan kulan Caalami ah oo ay qabato dowladda Itoobiya
Dowladda Itoobiya ayaa sanad kasta qabato shir lagu magacaabo High-Level Forum on Security in Africa kaasoo inta badan looga hadlo arrimaha
Daawo sawirro: Xukun dil ah oo lagu fuliyay askari dilay qof shacab ah
Abaaro 09:00 subaxnimo waxay Maxkamada Dar 1aad Ciidamada Qalabka Sida Ufariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Gacan ku dhiigle Ex-A/le Bol. Axmad Cabdi Maadeey 28 jir ah Ina Khadiijo
Farmaajo oo qalinka ku duugay heshiis uu Xasan Shiikh hore u diiday!
Xog muujineysa inuu Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo qalinka ku duugay heshiis uu horey u diiday Madaxweynihii waqtigiisa dhamaaday Xasan Shiikh Maxamuud.
Heshiiskaan ayaa waxaa dhawr jeer loo
South Sudan oo si dirqi ah kaga badisay Somalia kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Chan 2018.
Xulka qaranka Koonfurta Sudan ayaa guul rafaad ah ka gaaray dhigiisa Somaliya kulan marti loogu ahaa soomaalida dalka Jabuuti, wuxuuna ahaa kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Chan 2018 ee sanadka 2018 lagu qaban doono
Cosoble oo dowladda dhexe hawada usoo marsiiyey hanjabaad culus oo aan horey loo arag
Cali Cabdullaahi Cosoble oo ah madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International, wuxuuna ka war bixiyey safarkii uu ku tagay Magaalada Buula Burte iyo arirmo
MAAMUL GOBOLLEEDKA PUNTLAND OO AMARO CUSUB KA SOO SAARAY KOOX DIIMEEDKA AL-SAACIDUUN BIL-XAQ.
Shirkii Golaha wasiiradda Maamul gobolleedka Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne K/xigeenka dowladda Puntand eng Cabdixakiim cabdullahi Xaaji Cumar ayaa looga hadlay arrimaha kala ah khatarta koox Diimeedka Al-saaciduun al-xaq.
MARAYKANKA OO SHEEGAY IN UU KAALIYIHII AL-BAQDAADI KU DILAY SUURIYA.
Wasaaradda gaashaan dhigga Maraykanka ee Pentagon-ka, ayaa sheegtay in ciidamo Maraykan ahi weerar ay ka fuliyeen dalka Suuriya gudihiisa, ay ku dileen
Francisco Madeira oo ka dhawaajiyey waqtiga rasmiga ah ee AMISOM laga saarayo Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii la doortay ka dhawajayey in Ciidamada AMISOM laga saari doono Soomaaliya marka ay dowladiisa laba sano jirsato, wuxuuna sheegay taas bdalkeeda in la diyaarin doono Ciidamo
Xog: Liiska shaqsiyaad uu Madaxweyne Farmaajo dhawaan u magacaabi doono safiiro
Shaqsiyaad uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabi doono safiiro.
Siyaasiyiinta uu Farmaajo safiirada ka dhigi doono ayaa
Akhriso qaraxyadii iyo dilalkii Magaalada Muqdisho ka dhacay Bishaan Aprill 2017
Bishaan dhammaadka ah waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay falal amni xumo oo aad u badan, waxaana warbixintaan idinkugu soo koobeynaa qaar ka tirsan dhacdooyinkaas, waxaana idiin soo
WAR CULUS :- DOWLADA KENYA OO SHAACISAY IN AY DISHAY CIIDAMO KA TIRSAN KOOXDA ALSHABAAB OO KOR U DHAAFAYA…. HALKAN KAGA
Cidammada milateriga Kenya ayaa sheegay inay koonfurta Soomaliya ku dileen in kabadan 50 ka tirsan kooxda Alshabaab.
Waxay sheegen inay gacanta ku dhigeen hub iyo
Friday, April 21, 2017
Mahad Salaad oo sir ka qoray shirka la filaayo in uu ka furmo London
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dowlad
Madaxtooyada oo bilowday barnaamij cajiib ah oo dhex maraya Farmaajo iyo shacabka
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxtooyada Villa Somalia ayaa maanta oo jimco ah bilowday Kulan Talo Wadaag ah oo Su’aalo lagu weydiinayo Madaxweynaha, gaar ahaan baraha bulshada sida Facebook iyo Twitter-ka Madaxtooyada, taasoo
DEG-DEG: Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku Aadka Wareega Semi Finalka Champions League Oo La Sameeyay.
Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo baxay kulamo culus oo runtii uu qof walba doonayo
Muxuu Kheyre ka yiri miisaaniyada Turkiga ay u ballanqaaday DFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii ahaa inay kabto miisaaniyada Dowladda
Thursday, April 20, 2017
Meydka Oday da’ ah oo Saaka laga helay duleedka magaalada Muqdisho
Waxaa saaka duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia lagu arkay Meydka Oday da’ ah oo yaala xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka
Warar soo dhacaya Hadda: Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo caawa gubanaya
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in dab xooggan uu caawa mar kale kacay, islamarkaana uu gubanayo suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, oo ah suuqa ugu weyn Soomaaliya
Ciidamada mid kamid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo xasuuqay dad shacab ah
Warar naga soo gaaraya degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Degmadaasi uu rasaas ooda uga qaaday boqolaal shacab ah oo loo qeybinaayay
Immise Lacag ah ayey dowladda Turkiga ku shubtay Khasnada Dowladda Dhexe?
Muqdisho, 20 April 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii ahaa
DOWLADA VENEZUELA OO LA OGAADAY IN AY WAX KA BIXISAY KHARASHKII KU BAXAY CALEEMO SAARKII TRUMP.
Dawladda Venezuela ayaa 500,000 oo kun oo doolar ugu deeqday caleemo saarkii madaxweyne Donald Trump, sida uu muujinayo macluumaad cusub oo la baahiyay.
Shirkadda Citgo Petroleum oo ay bahwadaag yihiin shirkadda shidaalka
Khasaaro inte la’ eg ayaa ka dhalatay Is rasaseynta maanta ka dhacday gobolka Sool
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in deegaano hoostaga Gobolka ay Is rasaaseyn ku dhexmartay Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Maleeshiyo beeleed deegaan ku ah
WAR DEG-DEG AH :- ROOB MAHIIGAAN AH OO GOOR DHAWAYD DA’AY MAGAALADA CEERIGAABO IYO DEEGAANO HOOS YIMAADA.
Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka
AL-SHABAAB OO SOOMAALIYA KA MAMNUUCDAY WAXBARASHADA AAN ISLAAMIGA AHAYN.
Malayshiyada Al Shabaab ayaa waalidka Soomaalida uga digay in ay carruurta ku daraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn.
Afhayeenka Al shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage oo soo
Afhayeenka Al shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage oo soo
Imisa qof ayaa madaxda maamul goboleedyada loo ogolaaday inay u raacaan shirka London?
Dhawaan waxaa la filayaa in Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska uu ka furmo shirka looga hadlayo arrimo Soomaaliya oo ay hormuud u tahay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxda Maamul Goboleedyada shir kula yeeshay Magaalada Muqdisho, waxayna k
War Cusub: Ma dhabaa in Farmaajo, Kheyre iyo Jawaari ay aqbaleen Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in xal hoosaad laga gaaray qorshihii lagu laali lahaa Heshiiska Saldhiga Imaaraadka ee magaalada Berbera.
Qorshaha lagu hakiyay laalida Heshiiska ayaa
Xog: Ciidamada DF iyo kuwa Jabuuti oo qarka u saaran inay fooda is daraan
Xiisad dagaal ayaa ka taagan dagmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan taa oo u dhexeysa Ciidamada dowlada iyo AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabuuti.
Xog: Xaaladda dakadda Muqdisho oo cakiran iyo maareeyaha cusub oo shaqo joojin lagu sameeyey
Shabakadda Caasimadda ayaa heleysa xog ku saabsan in shirkadda Turkiga ah ee maamusha Dakadda Muqdisho ay xayiraad shaqo
Wednesday, April 19, 2017
Sawirro: Jawaari oo Siyaasad cusub la dheelay Xildhibaanada & Kiiska Saldhiga Berbera oo loo weeciyay dhanka Kheyre
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa iska jiheeyay qorshaha lagu hor istaagaayo Heshiiska lagu bixiyay Saldhiga Militery ee Imaaraadka Carabta ka dhisanaayo magaalada Berbera ee maamulka Somaliland.
Guddoomiye Jawaari ayaa kiiskaani
Sawirro: Saxaafada Caalamka oo aad u hadal heysa Sawir qaade Musiibo la kulmay
Warbaahinta Caalamka ayaa aad u hadal heysa Saxafi sawir qaade Abd Alkader Habak oo kamid ahaa Saxafiyiintii la socday labadii Bas ee lagu Qarxiyay duleedka magaalladda Aleppo.
Warbaahinta ayaa soo
Sawirro: Booliska Mareykanka oo soo bandhigay ruuxii ka danbeeyay weerarkii ka dhacay magaalada Fresno
Weerarkaani oo ka dhacay magaalada Fresno ee gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa waxaa lagu dilay ilaa Seddex ruux oo cadaan ah kadib markii la sheegay in falkaasi uu geystay nin Madow ah.
Weerarkaani oo loo badinaayo inuu ahaa mid midabtakoor ah
BF oo go’aan ka gaaray habka loo marayo bedelka kursiga laga dhinto ama la iska casilo
Inta
badan waxaa la is waydiinayey qaabka loo soo xuli doono XIldhibaanada dhintay
iyo kuwa xilka wareejinayo, waxaana arrintaas go’aan cad ka qaatay
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed.
Xildhibaannada baarlamaanka
federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii
Hargeysa(ToggaHerer)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Wasiirka Wasaaradda
Xog: Halkee lagu tababarayaa ciidamada xoogga Soomaaliyeed ee la dhisayo?
Sida aad horey ugu aragteen Warbixinadeenii hore, waxaana qeyb qeyb idinkula wadaageynay Document ay Caasimadda Online heshay, kaasoo muujinayo heshiis ku aadan qaabka ay noqon doonaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo
Qarax lala eegtay Gaadiid ay la socdeen xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi Qarax lagula eegtay Gaadiid ay la socdeen Guddiga Gurmadka Abaaraha.
Gaadiidka la qarxiyay ayaa waxaa la socday wafdi ka socday
Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu khaarijiyay Gobolka Hiiraan
Askari ka tirsan ciidanka AMISOM gaar ahaan qeybta Jabuuti ayaa goordhaw lagu toogtay bartamaha magaalada Buula-barde ee gobalkaasi Hiiraan.
Dilka Askarigaani ayaa waxaa fuliyay maleeshiyaad
Farmaajo oo sheegay in Somalia ay caalamka uga horeyso laba arrin
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka hadlay dadaalada ay dowlada Somalia ugu jirto sinaanta shacabka Soomaaliyeed isagoo sheegay in Shacabku ay u baahan yihiin wacyi galin
SOOMAALIDII UGU BADNAYD OO LAGA SOO MUSTAAFURINAYO DALKA MAREYKANKA.
Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dalkeeda ay kasoo musaafurineyso shan kun qof oo Soomaali ah ,kuwaa oo qaarkood dalka ku joogaan sharci daro halka kuwa kalana
Puntland oo isku diyaarineysa dagaal Iyo Daacish oo kusii fideysa Qandala
Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay qaadayaan duulan ka dhan ah maleeshiyaadka Daacishta Somalia ee ku dhaqan deegaanada
Tuesday, April 18, 2017
DF iyo maamullada oo ku heshiiyey tiro aan la fileynin oo laga dhigayo ciidamada xoogga dalka
Shabakadda Caasimada Online ayaa heshay Document muujinayo heshiisyo dhex maray dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada kaasoo aan saxaafadda lala wadaagin.
Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiyeen Guddida Abaaraha Somaliland
WAR-SAXAAFADEED
Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida Abaaraha ee Somaliland guddoonsiiyey lacag dhan $7000.
Nabadoon wax kasoo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka oo Caawa la dilay
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa Nabadoon ku toogtay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Taliye ka tirsan DF oo sheegay in ay Amisom ku qabsadeen arrin yaab leh
Taliyaha Saldhiga Degmada Qoryooley Cali Maxamed Aadan, ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu sii daayay dhalinyaro tuhmanayaal ah oo ay kusoo wareejiyeen ciidamada AMISOM.
Diyaarad ciidan oo ku dhacday Turkiga & Saraakiil dhowr ah oo ku dhintay
Diyaaradaani oo aheyd nooca loo yaqaan Helikopterka ayaa ku dhacday deegaan ku yaalla inta u dhexeysa Degmooyinka Pulumur iyo Ovacik ee dalka Turkiga.
XUKUUMADDA SOMALILAND OO JOOJISAY SIMINAAR HARGEYSA KA SOCDAY IYO SIRDOONKA QARANKA OO AMRAY IN KOOXDA WADATAY DALKA LAGA SAARO.
Dawladda Somaliland ayaa amartay in dalka laga saaro koox dhawr qof ka kooban kuwaas oo Hargeysa ku qabtay Siminaar.
Gudaha Ka Eeg :Odayaasha Bariga Hargeysa iyo Degmooyinka Sabowanaag & Cadaadley oo Kulan Ballaadhan oo Taageero ah la Qaatay Murrashaxa KULMIYE
Madaxdhaqameedka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo xildhibaannada ka soo jeeda degmooyinka Sabowanaag, Cadaadley iyo weliba Bariga magaalada Hargeysa, ayaa taageero buuxda siiyey xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE iyo murrashaxiisa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi.
Gudaha ka eeg: Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabis Ku sameeyey Gudida Fulinta Balligubadle Warsaxaafadeedka ka soo saaray arintaasi
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE
WAR-SAXAAFADEED
Ref. No: XK/XGX/0042254/2017 April 18th, 2017
Ku: Xasan Digaale Xuseen =Balligubadle =
Ku: Muxumed Aw Daahir Ismaaciil =Balligubadle =
Monday, April 17, 2017
Dadka Wax Takfiiriya (Dadka Gaalaysiiya) Way Lumayn, Ciddii Kale Ku Deyatana Way Sii Lumaysaa.” Sheekh Maxamed Dirir.
Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay dadka haysta fikirka takfiirka inay Ilaahay uga toobad keenaan, isla markaana aqoon badan u yeeshaan diinta islaamka inta aanay aqoondaro ugu xukumin dembi weyn ummada islaamka. Khudbad uu Sheekh Dirir kaga hadlay fikirka Takfiirka iyo waxa Quraanka iyo sunnaha nebigu CSW ka sheegeen ayaa ku bilaabay sidan: “Taariikhda takfiirka ama in qof la gaalaysiiyo, ma dhoweyn,
Saturday, April 15, 2017
DONALD TRUMP OO MADAXWEYNE BASHAAR AL-ASAD KU TILMAAMAY XAYAWAAN.
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si adag wax uga sheegay Madaxweynaha Dalka Suuriya Bashaar Al-asad, isaga oo ku sifeeyay inuu yahay xayawaan iyo sidoo kale inuu
CIIDAMADA AMMAANKA DALKA MAREYKANKA OO BILAABAY RAAFITAANKA SOOMAALIDA SHARCI LA’AANTA KU JOOGA.
April 15, 2017
Ciidamada Ammaanka Mareykanka ayaa bilaabay qab qabashada Soomaalida aan sharciga heysan ee ku sugan gobolada dalkaas, iyadoo dadka la qabanayo loo soo
Friday, April 14, 2017
MASUULIYIINTA WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND OO DIYAARINAAYA GOOR XAQII CADAADAY QODOBO MACMAL AH OO AY U CUGSANAYAAN RUGSAD KALA NOQOSHADII JAAMACADA CAALAMIGA AH EE TOGDHEER (TIU) XOG MUHIIM AH.
Ka dib markii ay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland ay sheegtay in ay ruqsadii ay kala noqotay jaamacada Caalamiga ah ee Togdheer, ayaa waxa jiray maalmihii ugu dambeeyey in ardayda iyo aqoonyahanka dalku ka gadoodeen arintaasi.
Sidoo kale
CIIDAMO TIRO BADAN OO KU SI QUL QULAAYA KOONFUTRA GOBOLKA SOOL IYO XIISAN BEELAYSAN OO KA TAAGAN DEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA SOOL.
Ciidamo Tiro Badan Oo Ku Si Qul Qulaaya Koonfutra Gobolka Sool Iyo Xiisan Beelaysan Oo Ka Taagan Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool
HUDHEELKA UU LEEYAHAY MADAXWEYNAHA DALKA MARAYKANKA MR DOLAND TRUMP OO LAGU ARKAY WAXYAABO HALIS KU AH CAAFIMAADKA BULSHADA.
Masuuliyiin ka socda waaxda caafimaadka iyo badqabka ee dalka Maraykanka ayaa waxyaabo khalad ah ku arkay jikada goobta loo tamashle tago ee Mar-a-Lago, oo uu leeyahay madaxweyne Donald Trump.
Deg deg: Mareekanka oo Bamka ugu weyn dunida ku garaacay dalka Afganistaan!
Dowladda Mareekanka ayaa ka dhawaajisay inay bamka ugu weyn uguna awooda badan caalamka ku riday dalka Afghanistan, wuxuuna ahaa bam aan horey dunida looga adeegsan.
Thursday, April 13, 2017
DACWADII MAAYARADDA GABILEY IYO BERBERA OO MEEL XUN MARAYSA, XISBIYADA UCID IYO KULMIYE OO ISKU MAANDHAAFSAN.
Xaaladdii Maayarada Berbera Iyo Gabiley Cabdishakuur Maxamuud Cidin iyo Maxamed-Amiin Cumar Cabdi ayaa halkii ugu saraysa Maraysa waxaana arintaasi hadda isku maandhaafsan Xisbiyada UCID Iyo
Wednesday, April 12, 2017
Subscribe to:
Posts (Atom)
About
Blog Archive
-
▼
2017
(245)
-
▼
April
(106)
- Document halis ah: Waa kuwee dowladaha soo maleega...
- MURASHAXA MADAXWEYNAHA WADDANI OO MAQAAXIDA BARAAD...
- IDAACADDA BBC-DA OO MAGAC CUSUB U BIXISEY SOMALILA...
- “MUXAAFIDNIMADII WELI LAMAAN QABSAN IYO IN AAN WAX...
- Taliye sare oo ka tirsan Al-shabaab & Dagaalyahaan...
- Xasuuqa Kenya iyo Ethiopia oo si rasmi ah loo shaa...
- Somalia oo shan loo qeybin rabo iyo Ingiriiska oo ...
- Madaxweynaha Ahlu sunna oo Dowladda Farmaajo kaga ...
- CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND OO XABSIGA U TAXAABA...
- MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY KOOX DHAKHAATII...
- Al-Shabaab oo afduubtay gabar dhawaan qurbaha kaso...
- Ethiopia oo hal talaabo u soo qaaday u dhawaanshiy...
- Taliyihii Saadka ee Ciidamada xoogga Somalia oo xi...
- Madaxda Puntland oo isku khilaaftay Urur diimeedka...
- Kheyre oo cadeeyay heerka uu gaarsiisan yahay xiri...
- Warar dheeraad ah oo kasoo baxaaya Qarax Caawa lal...
- Akhriso: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo war cad kaso...
- Qarax lagu dilay ciidamo laguna gubay gaari dagaal...
- Culeyskii ugu weynaa oo Farmaajo ka heysto loolank...
- Duqeymo caawa ku socda qeybo kamid ah Gobolka Gedo...
- Sawirro: Puntland oo ugu danbeyntii soo bandhigtay...
- Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho & Khasaaro xoo...
- Baydhabo: Amar adag oo lagu soo rogay xaasaska hor...
- Waanwaantii Ahlu Sunna iyo Galmudug oo soo dhamaat...
- MARAYKANKA OO GUJIS DAGAAL GEEYAY GACANKA KUURIYA ...
- BANAAN BAXYO XOOGAN OO LAGAGA SOO HORJEEDO DOWLADA...
- Khasaare intee la’eg ayaa ka dhashay dagaalka Ciid...
- Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay kiisaskii ugu badn...
- Faahfaahin ku saabsan Diyaarado dagaal oo duqeeyay...
- Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Gabre uu eedeynta u...
- Maxaa laga filan karaa kulanka Garoowe uga socda m...
- Aqriso Ahlu Sunna oo qodobadii ugu yaabka badnaa m...
- XUKUUMADDA SOMALILAND OO XABSIGA DHIGTAY TODDOBA X...
- Ayman Al-Zawahiri oo soo diray fariin cusub iyo da...
- Akhriso: Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Gudoomiye...
- Mooshin ka dhan ah qorshe ay isla wadaan Farmaajo ...
- Sawirro+ Magacyada xubnihi Al-Shabaab ka tirsanaa ...
- Gaari Farmaajo la socday oo dad shacab ah ku xasuu...
- Ethiopia oo shalay xaqiiqsatay qofka dhabta ah ee ...
- Dowladda ka dambeysay inuu Farmaajo dalka geliyo x...
- Beledweyne oo lagu qabtay Haweeney ilmo yar ka xad...
- Xog: Mareykanka oo si dadban u dhagraya howlgalka ...
- Farmaajo oo digniin culus u diray Saraakiisha iyo ...
- Maxay ka dhigan tahay diidmada madaxweyne Farmaajo...
- Farmaajo oo aan ka qeyb galeyn sanadkaan kulan Caa...
- Daawo sawirro: Xukun dil ah oo lagu fuliyay askari...
- Farmaajo oo qalinka ku duugay heshiis uu Xasan Shi...
- South Sudan oo si dirqi ah kaga badisay Somalia ku...
- Cosoble oo dowladda dhexe hawada usoo marsiiyey ha...
- MAAMUL GOBOLLEEDKA PUNTLAND OO AMARO CUSUB KA SOO ...
- MARAYKANKA OO SHEEGAY IN UU KAALIYIHII AL-BAQDAADI...
- Francisco Madeira oo ka dhawaajiyey waqtiga rasmig...
- Xog: Liiska shaqsiyaad uu Madaxweyne Farmaajo dhaw...
- Akhriso qaraxyadii iyo dilalkii Magaalada Muqdisho...
- WAR CULUS :- DOWLADA KENYA OO SHAACISAY IN AY DISH...
- Mahad Salaad oo sir ka qoray shirka la filaayo in ...
- Madaxtooyada oo bilowday barnaamij cajiib ah oo dh...
- DEG-DEG: Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku Aad...
- Muxuu Kheyre ka yiri miisaaniyada Turkiga ay u bal...
- Meydka Oday da’ ah oo Saaka laga helay duleedka ma...
- Warar soo dhacaya Hadda: Suuqa Bakaaraha ee Muqdis...
- Ciidamada mid kamid ah Guddoomiyayaasha Degmooyink...
- Immise Lacag ah ayey dowladda Turkiga ku shubtay K...
- DOWLADA VENEZUELA OO LA OGAADAY IN AY WAX KA BIXIS...
- Khasaaro inte la’ eg ayaa ka dhalatay Is rasaseynt...
- WAR DEG-DEG AH :- ROOB MAHIIGAAN AH OO GOOR DHAWAY...
- AL-SHABAAB OO SOOMAALIYA KA MAMNUUCDAY WAXBARASHAD...
- Imisa qof ayaa madaxda maamul goboleedyada loo ogo...
- War Cusub: Ma dhabaa in Farmaajo, Kheyre iyo Jawaa...
- Xog: Ciidamada DF iyo kuwa Jabuuti oo qarka u saar...
- Xog: Xaaladda dakadda Muqdisho oo cakiran iyo maar...
- Sawirro: Jawaari oo Siyaasad cusub la dheelay Xild...
- Sawirro: Saxaafada Caalamka oo aad u hadal heysa S...
- Sawirro: Booliska Mareykanka oo soo bandhigay ruux...
- BF oo go’aan ka gaaray habka loo marayo bedelka ku...
- Hargeysa(ToggaHerer)Madaxweyne Ku Xigeenka Somalil...
- Xog: Halkee lagu tababarayaa ciidamada xoogga Soom...
- Qarax lala eegtay Gaadiid ay la socdeen xubno ka t...
- Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu khaarij...
- Farmaajo oo sheegay in Somalia ay caalamka uga hor...
- SOOMAALIDII UGU BADNAYD OO LAGA SOO MUSTAAFURINAYO...
- Puntland oo isku diyaarineysa dagaal Iyo Daacish o...
- DF iyo maamullada oo ku heshiiyey tiro aan la file...
- Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiye...
- Nabadoon wax kasoo xulay Xildhibaanada Baarlamaank...
- Taliye ka tirsan DF oo sheegay in ay Amisom ku qab...
- Diyaarad ciidan oo ku dhacday Turkiga & Saraakiil ...
- XUKUUMADDA SOMALILAND OO JOOJISAY SIMINAAR HARGEYS...
- Gudaha Ka Eeg :Odayaasha Bariga Hargeysa iyo Degmo...
- Gudaha ka eeg: Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabis Ku sa...
- Dadka Wax Takfiiriya (Dadka Gaalaysiiya) Way Lumay...
- DONALD TRUMP OO MADAXWEYNE BASHAAR AL-ASAD KU TILM...
- CIIDAMADA AMMAANKA DALKA MAREYKANKA OO BILAABAY RA...
- MASUULIYIINTA WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND OO...
- CIIDAMO TIRO BADAN OO KU SI QUL QULAAYA KOONFUTRA ...
- HUDHEELKA UU LEEYAHAY MADAXWEYNAHA DALKA MARAYKANK...
- Deg deg: Mareekanka oo Bamka ugu weyn dunida ku ga...
- DACWADII MAAYARADDA GABILEY IYO BERBERA OO MEEL XU...
- Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Faysal Cali Waraabe O...
- Mayorka Caasimada Hargaysa oo Eedayn ka difaacay M...
-
▼
April
(106)
Powered by Blogger.