Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay inay la safantahay
waddamada carabta ee uu hoggaaminayo Sucuuudigu kuwaasi oo xidhiidhka u jaray
dalka Qadar,go’aamo ka soo baxay gollaha wasiiradda Somaliland.
Hargeysa – maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu
dhawaaqay inuu xiriirka u jaray dowladda Qatar oo maalmihii dambe ay cadaadis
siyaasadeed ku hayeen dowladaha ugu tunka weyn Khaliijka.
Golaha wasiirada ee maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka u jareen Qatar
iyagoo tixgelinayo cilaaqaadka taariikhiga ah ee dhaqan, Dhaqaale iyo siyaasi ee kala dhaxeeya wadamada Khaliijka sida ay warka u dhigeen.
Waxaa xusid mudan in lagu hayo maanka iyo maskaxda in ay jirto Sidii Somaliland ay xiriirka ugu jari laheyd Qatar maadaama uu Imaaraadka dalaal uga ahaa heshiiskii saldhigga Militari ee Berrbera.
Iyadoo uu Cadeeyeen Wasiiradu in aanay Somaliya Shaqo kulahayn Hawadeeda iyo hawleheeda oo Somaliland Si toosa uga hadashay mawqifkeeda iyo halkay ka tagantah heshiisyadan lakala galay ee Leh Xeerarka Caalamigaa,
Halkan ka akhriso Warqadii Heshiiska
Halkan ka akhriso Warqadii Heshiiska
Subscribe by Email
Follow Updates Articles from This Blog via Email
No Comments